Waa kuma abdirashiid riyoraac Ninkani waa Gudoomiyaha komishanka qaranka Somaliland hadaan dib u milicsano raadraacisii siyaasadeed wuxuu ku sun tahay Caadifad Qabyaalad iyo reer nacayb Markasta oo uu goob soo istaago waxaa Hal hays u ahayd aflaagadada reeraha iyo Kala dilka bulshada Somaliland Wuxuu dhawr xisbiga wadani ku tilmaamay inuu yahay xisbi somaaliya laga leeyahay xagaana laga maamulo wuxuu si xayndaabka siyaasadeed ka baxsan ugu ololayn jiray xisbiga kulmiye Maanta waa Gudoomiyaha komishanka qaranka Somaliland wuxuu Qabtay usbuucii u danbeeyay doorasho isku sidkan oo mudo dhaaftay dhawr jeer ugu danbeyn allah ayaa ogolaaday inay dhacdo Maalintii isniinta Wali waxa la dhawrayaa dhawaaqa natiijada kama danbaysta ah ee uu ku dhawaaqi doono.. Ma ka filay Natiijo cadaalada oo Xisbiyada u dhexa ah iyadoo Xisbiyada Mucaaradku indho gaara ku eegayaan Abdirashiid riyo raac beri waxaa laga filayaa natiijada ugu horeysa ee doorashada inuu ku dhawaaqo inkastu weli meeraysanayo.
Subscribe to:
Comments (Atom)
𝗠𝗮 𝗞𝗮 𝗙𝗶𝗹𝗮𝘆 𝗔𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱 𝗿𝗶𝘆𝗼-𝗿𝗮𝗮𝗰 𝗡𝗮𝘁𝗶𝗶𝗷𝗼 𝗫𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹 𝗮𝗵 ? 𝗔𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱 𝗿𝗶𝘆𝗼𝗿𝗮𝗮𝗰 𝘄𝗮𝗮 𝗚𝘂𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗸𝗼𝗺𝗶𝘀𝗵𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗾𝗮𝗿𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱..
Waa kuma abdirashiid riyoraac Ninkani waa Gudoomiyaha komishanka qaranka Somaliland hadaan dib u milicsano raadraacisii siyaasadeed wuxuu ...